Madaxweyne Deni oo hortagaya Baarlamaanka iyo Ujeedka ka Dambeeya

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo dib ugu laabtay magaalada Garawe uu ka maqnaa mido bil ka badan ayaa lagu wadaa in maalinta sabtida ah hortago Baarlamaanka Puntland. Gudoonka Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa xildhibaanada ku wargaliyay in Madaxweyne Deni uu hor imaanayo maalinta Sabtida ah si uu warbixin uga siiyo fashilka ku … Continue reading Madaxweyne Deni oo hortagaya Baarlamaanka iyo Ujeedka ka Dambeeya